Hay’adda Cuntada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) ayaa ka digtay in xaaladda cunno-yaraanta iyo nafaqo-darrada ee Soomaaliya ay si xowli ah uga sii dareyso, iyadoo sababaha ugu waaweyn lagu sheegay ...
17 bishan aynu ku guda jiro ee Juun, dawladaha Mareykanka iyo Iiraan ayaa saxiixay xabad joojin, waxaa si ku meel gaar ah dib loogu furay Marinka Hormus, waxaana hios u dhac weyn uu ku yimid qiimaha ...
Maamulka Waqooyi Bari ayaa mamnuucay in magaalooyinka deegaannadaas lagu dhex qaato hub ay wataan cid aan ka tirsanayn ciidamada ammaanku. Wasaaradda Amniga ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa soo ...
Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan (IRGC) ayaa sheegay inay fuliyeen hawlgal wadajir ah oo loo adeegsaday gantaallo ballistic ah iyo diyaarado aan duuliye lahayn (drones), kaas oo lagu ...
Muqdisho, Soomaaliya – 14 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (The AI Summit Somalia 2026), oo ah madal heer qaran ah ...
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa warbaahinta u soo bandhigay dhallinyaro caan ka ah baraha bulshada, kuwaas oo lagu eedeeyay inay faafinayeen waxyaabo lagu tilmaamay dhaqan-xumo iyo fariimo aan ku ...
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo maanta ka dhacay Kontoroolka Koofureed ee magaalada Jowhar, xarunta Dowlad Goboleedka HirShabeelle. Sida ay sheegeen ilo deegaanka ah, qaraxa ayaa ...
Xarunta Dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta lagu qabtay kulanka Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu shir-guddoominayay Xoghayaha Guud ee ururka, Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud.
Dagaal culus ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhex qarxay ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo la sheegay inay la socdaan Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, sida ...
Muqdisho: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay daraasad lagu magacaabo “Daboolidda Farqiga Nafaqada ee Soomaaliya”, taas ...
Xilli qalalaase amni oo xooggan uu ka dhacay bannaanka hoolka lagu qabanayay casho sanadlaha ah oo lagu magacaabo eWhite House Correspondents’ Association Dinner, kadib markii nin hubeysan uu rasaas ...
Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) waxaa markii ugu horreysay loo doortay Madaxweynaha Koonfur Galbeed 19-kii Diisambar 2018. Sida uu qabo Dastuurka Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed, muddo ...