Xafiiska Xeer-ilaalinta Federaalka Mareykanka ee gobolka Minnesota ayaa si rasmi ah u shaaciyey in gacanta lagu soo dhigay, isla markaana dalka Mareykanka loo soo gacan-geliyey Cabdikariim Cabdilaahi ...
Warbaahinta Kenya ayaa baahisay in Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, laga celiyay Garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenya, isla markaana dib loogu celiyay ...
Khubarada arrimaha cimilada ayaa ku baaqay in waddamada Geeska Afrika ay si degdeg ah u kordhiyaan maalgelinta nidaamyada digniinta hore, si loo yareeyo khasaaraha ka dhasha masiibooyinka la xiriira ...
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo maanta ka dhacay Kontoroolka Koofureed ee magaalada Jowhar, xarunta Dowlad Goboleedka HirShabeelle. Sida ay sheegeen ilo deegaanka ah, qaraxa ayaa ...
12ka Juun, maanta oo kale, sannad kasta waxaa adduunweynaha looga dabbaaldegaa Maalinta Caalamiga ah ee Kahortagga Kushaqaysiga Carruurta (World Day Against Child Labour). Waxaa markii ugu horraysay ...
Qaramada Midoobay ayaa bilowday hawlgal lagu daadgureynayo in ka badan 11,000 badmaax oo muddo bilo ah ku xanibnaa marin-biyoodka istiraatiijiga ah ee Hormuz, kaddib heshiiskii dhexmaray Mareykanka ...
Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay xayiraado cusub oo ku-meel-gaar ah oo saameynaya bixinta fiisaha muwaadiniinta Soomaaliyeed, kadib markii uu sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan si buuxda ...
Munaasabado ballaaran oo lagu xusayay 26-ka Juun, maalintii gobollada waqooyi ee Soomaaliya ay xorriyadda ka qaateen gumeysigii Ingiriiska sannadkii 1960-kii, ayaa lagu qabtay magaalooyinka Muqdisho, ...
Arrinta la xiriirta ka reebidda garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulkadir Cartan ee tartanka Koobka Adduunka 2026 ayaa noqotay mid si weyn loogu hadal hayo warbaahinta caalamka, ...
Muqdisho: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay daraasad lagu magacaabo “Daboolidda Farqiga Nafaqada ee Soomaaliya”, taas ...
Madaxweynaha FIFA ayaa sheegay in ururkiisu uu ka xun yahay xaaladda ku dhacday garsooraha Soomaaliyeed ee FIFA, Cumar Cabduqaadir Cartan, balse wuxuu carrabka ku adkeeyay in FIFA aysan awood u lahayn ...
Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa gaaray dalka Kuwait, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Kuwait, Sheekh Axmed ...