Xafiiska Xeer-ilaalinta Federaalka Mareykanka ee gobolka Minnesota ayaa si rasmi ah u shaaciyey in gacanta lagu soo dhigay, isla markaana dalka Mareykanka loo soo gacan-geliyey Cabdikariim Cabdilaahi ...
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo maanta ka dhacay Kontoroolka Koofureed ee magaalada Jowhar, xarunta Dowlad Goboleedka HirShabeelle. Sida ay sheegeen ilo deegaanka ah, qaraxa ayaa ...
Warbaahinta Kenya ayaa baahisay in Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, laga celiyay Garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenya, isla markaana dib loogu celiyay ...
Khubarada arrimaha cimilada ayaa ku baaqay in waddamada Geeska Afrika ay si degdeg ah u kordhiyaan maalgelinta nidaamyada digniinta hore, si loo yareeyo khasaaraha ka dhasha masiibooyinka la xiriira ...
Munaasabado ballaaran oo lagu xusayay 26-ka Juun, maalintii gobollada waqooyi ee Soomaaliya ay xorriyadda ka qaateen gumeysigii Ingiriiska sannadkii 1960-kii, ayaa lagu qabtay magaalooyinka Muqdisho, ...
Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa gaaray dalka Kuwait, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Kuwait, Sheekh Axmed ...
Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay xayiraado cusub oo ku-meel-gaar ah oo saameynaya bixinta fiisaha muwaadiniinta Soomaaliyeed, kadib markii uu sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan si buuxda ...
Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qabsoomay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir-guddoominaysay ...
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay uga digeyso ganacsatada, kalluumeysatada, milkiilayaasha gaadiidka badda iyo dhammaan ...
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliska Gobolka Banaadir, ayaa xiray Cabdullaahi Abuukar Cali oo ka mid ah wariyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho, kadib amar ay sheegeen inuu kasoo ...
Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sheegtay in tirada dadka la xaqiijiyay inay qaadeen cudurka Ebola ay gaartay 1,118 qof, halka 291 qof ay u dhinteen cudurka tan iyo markii uu ...
Qaramada Midoobay ayaa bilowday hawlgal lagu daadgureynayo in ka badan 11,000 badmaax oo muddo bilo ah ku xanibnaa marin-biyoodka istiraatiijiga ah ee Hormuz, kaddib heshiiskii dhexmaray Mareykanka ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results